qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Qaban-Qaabada Soo Dhaweynta General Doolaal Oo Caawa Si Weyn Looga Dareemayo Magaalada Burco Iyo Guud Ahaanba Gobolka Togdheer.
May 11, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)- Qaban-Qaabada Soo Dhaweynta General Jaamac Maxamuud Aadan (General Doolaal) Ayaa Caawa Si Weyn Looga Dareemayo Magaalada Burco Iyo Guud Ahaanba Gobolkaasi Togdheer, General Doolaal Ayaa Dhawaan Ku Soo Wajah Magaalada Burco Iyo Gobollada Bariga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News