qorilugudnews24.com
Dad U Codeeyey Musharax Geeriyoodey Bil Iyo Laba Maalmood Ka Hor Doorashadii Goleyaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Somaliland!!.
June 6, 2021 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla 1 henkilö ja teksti

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Alle Ha U Naxariistee Marxuum Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed Kuna Magac Dheeraa (Cabdirashiid Sumal) Oo Ka Mid Ahaa Musharixiinta Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi-jeex, Ugana Sharaxnaa Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid, Isla Markaana Ku Soo Baxay Liiskii Rasmiga Ahaa Ee Ay Soo Saareen Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ee Somaliland, Astaantiisuna Ay Ahayd Xeedho Ayaa Geeriyoodey Bil Iyo Laba Maalmood Ka Hor Doorashadii Dhacday 31-kii Bishii May Ee Sannadkani 2021-ka, Ayaa Haddana Ku Soo Baxay Liiskii La Shaaciyey Ee Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland, Kaas Oo Ay U Codeeyeen 2258 Qof.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News