qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ma Garan Karo Xilliga Uu Wasiir Saajin Noqday Madaxweyne Ku-Xigeenkii Dalka Somaliland Ee Saylici Laga Qaaday, ”Sidaa Waxa Yidhi Siyaasi Reer Boorame Ah”.
June 7, 2021 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Anigu Ma Garan Karo Xilliga Uu Wasiir Saajin Noqday Madaxweyne Ku-Xigeenkii Dalka Somaliland Ee Saylici Laga Qaaday, ”Sidaa Waxa Yidhi Siyaasi Reer Boorame Ah”, Kaas Oo Sheegay In Aanay Boorame Ka Dhixin Doorasho Xor Iyo Xalaal Ah, Lana Gacan Bidixeeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News