qorilugudnews24.com
Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Gaadhigiisii U Iibiyey Hooyo Ku Dhex-Foolatay Safkii Dheeraa Ee Maalintii Doorashada Somaliland.
June 7, 2021 - Written by qoriadmin

 

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun Oo Ku Guuleystey In Uu Ka Mid Noqdo 82 Mudane Ee Uu Ka Kooban Yahay Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ayaa Gaadhigiisii Khaaska U Ahaa U Iibiyey Hooyo Ku Dhex-Foolatay Safkii Dheeraa Ee Maalintii Doorashada Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News