qorilugudnews24.com
Madaxweyne Daahir Riyaale Muxuu Ka Yidhi Isbaahaysiga Labada Xisbi Mucaarid Ee Somaliland??.
June 9, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Daahir Riyaale Kaahin Oo Wax Laga Weydiiyey Isbaahaysiga Ay Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Ku Dhawaaqeen Ayaa Ku Jawaabay:-

“Xisbiyadu Way Isbahaysan Karaan, 16 Sanno Ayaa Ka Soo Wareegtay Sheekadu Sheekadii Berigii Ayey U Eegtahay, Waan Sugaynaa Halka Ay Biyo Fadhiisato Iyo Sida Ay Uga Midho Dhaliyaan Isbaahaysigooda.”

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News