qorilugudnews24.com
Xisbiga Kulmiye Oo Kulankii Ugu Horeeyey La Yeeshay Xildhibaanadii Ugu Soo Baxay Doorashadii Golaha Wakiilada Ee Jamhuuriyadda Somaliland.
June 9, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Ayaa Kulankii Ugu Horeeyey La Yeeshay Xildhibaanadii Ugu Soo Baxay Tartankii Doorashada Ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, Kulankaas Oo Ka Dhacay Xarunta Guud Ee Xisbigaasi Kulmiye Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Ahaa Mid Is Xog Waraysi Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News