qorilugudnews24.com
Dawladda Soomaaliya Oo Beenisey Wararka Sheegaya In Ay Jiraan Ciidamo Soomaali Ah Oo Ka Qayb-Galay Dagaalkii Gobolka Tigrayga Ee Waqooyiga Dalkaasi Ethiopia.
June 10, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Hanuuninta Dadweynaha Ee Dalkaasi Soomaaliya Md. Cismaan Abokor Dubbe Oo Maanta La Hadlay Warbaahinta Ayaa Beeniyey Wararka Sheegaya In Ay Jiraan Ciidamo Soomaali Ah Oo Ka Qayb-Galay Dagaalkii Gobolka Tigrayga Ee Waqooyiga Dalkaasi Ethiopia, Arrintaas Oo Uu Ku Timaamay Wax Lagu Qoslo, Hadur Iyo Hadal Meel Waayey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News