qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamul-Goboleedka Puntland Oo Soo Bandhigay Dhallinyaro La Sheegay In Ay Ka Soo Baxsadeen Xeryo Military Oo Ku Yaalla Dalkaasi Eritrea.
June 10, 2021 - Written by qoriadmin

Garoowe-(QorilugudNews24)-Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Ayaa Maanta Soo Bandhigay Dhallinyaro La Sheegay In Ay Ka Soo Baxsadeen Xeryo Military Oo Ku Yaalla Dalkaasi Eritrea, Kuwaas Oo Hore Halkaasi Loogu Geeyey Si Ay Ugu Soo Qaataan Tababaro Ciidan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News