qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Siyaasi Aadan Dhoola-Yare Oo Gantaal Siyaasaddeed Ku Ganay Xisbiyada Ucid Iyo Waddani, Kuwaas Oo Uu Sheegay In Ay Ku Fashilmeen Isbaahaysigoodii.
June 10, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoola-Yare Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Gantaal Siyaasaddeed Ku Ganay Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Ucid Iyo Waddani,Kuwaas Oo Uu Sheegay In Ay Ku Fashilmeen Isbaahaysigoodii, Isla Markaana Uu Gebi Ahaanba Noqday Mid Madhaleys Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News