qorilugudnews24.com
Hay’adda Qaramada Midoobey Oo Soo Bandhigtay Xogo Xaasaasi Ah Oo Ku Saabsan Ciidamo Soomaali Ah Oo Ka Qayb-Galay Dagaalkii Lagu Qaaday Gobolka Tigrayga.
June 10, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hay’adda Qaramada Midoobey Ayaa Soo Bandhigtay Daaha Xogo Xaasaasi Ah Oo Ku Saabsan Ciidamo Soomaali Ah Oo Ka Qayb-Galay Dagaalkii Lagu Qaaday Gobolka Tigrayga Ee Waqooyiga Dalka Ethiopia, Kuwaas Oo Ka Barbar Dagaalamayey Ciidamada Dalalka Eritrea Iyo Ethiopia, Ciidamadaas Ayaa La Sheegay In Ay Ku Hoobteen Dagaalkaasi, Isla Markaana Ay Ka Soo Gaadhey Khasaare Baahsan Oo Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News