qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Taageeray Xildhibaan Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani In Uu Noqdo Mayorka Magaalada Hargaysa.
June 10, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Taageeray In Uu Noqdo Maayirka Magaalada Hargeysa Mr. Cabdikariim Axmed Mooge, Kaas Oo Ka Soo Baxay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Kadib Markii Ay Xisbiyada Mucaaridka Ee Waddani Iyo Ucid Isku Khilaafeen Mayornimadiisa, Iskuna Mari Waayeen.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News