qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Muqaal Ku Saabsan Qaybtii Hore Ee Xafladdii Caleemo-Saarka Suldaanka Guud Ee Beelaha Deegaanada Qorilugud, Saraar Iyo Togdheer, Suldaan Xasan Cabdillaahi Axmed.
June 15, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Qaybtii Hore Ee Xafladdii Caleemo-Saarka Suldaanka Guud Ee Beelaha Deegaanada Qorilugud, Saraar Iyo Togdheer, Suldaan Xasan Cabdillaahi Axmed, (Xasan Mataan), Xafladdaas Oo Lagu Qabtay Hotel City Plaza Ee Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News