qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dallada Isku Xidhka Ururada Haweenka Ee Nagaad.
June 21, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dallada Isku Xidhka Ururada Haweenka Ee Nagaad, Kulankaas Oo Daba Socdey Kulankii Shalay Ee Uu Madaxweynaha Somaliland La Yeeshay Haweenkii Reer Somaliland Ee Iyagu Ku Dhacay Doorashadii Isku Sidkanayd Ee Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News