qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Xabsiga U Taxaabay Qaar Ka Mid Ah Mulkiilayaasha Maqaaxiyaha Laga Qaxweeyo Ee Magaalada Burco Iyo Sababta!.
June 23, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Ayaa Xabsiga U Taxaabay Qaar Ka Mid Ah Mulkiilayaasha Maqaaxiyaha Laga Qaxweeyo Ee Magaalada Burco, Kuwaas Oo Lagu Eedeeyey In Ay Shaahii Qaali Gareeyeen, Isla Markaana Ay Kor U Qaadeen Sicirkii Shaaha Ee Hore Loogu Kala Iibsan Jirey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News