qorilugudnews24.com
General Xaftar Oo Weerar Ku Ah Magaalada Caasimadda Ah Ee Tripoli, (Xogta Dahsoon).
June 23, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)- Dalka Libya Jeneraalka Hawl-Gabka Ah Ee General Khalifa Xaftar Ayaa Waxa Uu Isu Diyaarinayaa In Uu Xoog Ku Qabsado Magaalada Caasimadda Ah Ee Tripoli Iyo Dawladda Dalka Masar Oo Uga Digtey In Uu Sameeyo Wax Dhaq-Dhaqaaq Military Ah, (Xogta Dahsoon).

By: Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News