qorilugudnews24.com
Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Si Weyn Loogu Diyaar-Garoobayo Xuska Munaasibadda 26-Ka Juun.
June 23, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Gobollada Iyo Degmooyinka Somaliland Ayaa Si Weyn Loogu Diyaar-Garoobayaa Xuska Munaasibadda 26-Ka Juun, Maalintaas Oo Ku Beegan Sannad-Guuradii 61aad Ee Ka Soo Wareegtey Maalintii Ay Somaliland Xoriyadeeda Ka Qaadatay Gumeystihii Ingiriiska.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News