qorilugudnews24.com
Isbaahaysiga Mucaaridka Oo Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax U Soo Xulay In Uu Noqdo Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland.
June 23, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Isbaahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Somaliland Ayaa Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax U Soo Xulay In Uu Noqdo Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Golaha Wakiilada Somaliland, Xildhibaankaas Oo Ah Nin Aqoon-Yahan Ah, Isla Markaana Door-Shariif Ah Oo Lama Hilmaamaan Ah Ku Lahaa Arrimaha Samo-Falka Iyo U Adeeggida Bulshada Jilicsan Iyo Kuwooda Danyarta Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News