Dib U Milicso Sida Uu Xisbiga Waddani Iyo Guddoomiye Cirro Uga Soo Horjeedeen Heshiiskii Shirkadda Dp World Iyo Horumarka Dekedda Magaalada Berbera.
June 25, 2021 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dib U Milicso Sida Uu Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Iyo Guddoomiye Cabdiraxmaa Cirro Uga Soo Horjeedeen Heshiiskii Shirkadda Dp World Iyo Horumarka Dekedda Magaalada Berbera, Iyada Oo Uu Guddoomiye Cirro, Madaxweyne Siilaanyo Ku Tilmaamay In Uu Galay Khiyaano Qaran, Isla Markaana Ay Haboon Tahay In Maxkamad La Soo Taago. Balse Waxa Iyana La Yaab Leh In Aynu Shalay Aragno Guddoomiye Cirro Oo Ka Soo Dhex Muuqday Munaasibaddii Xadhigga Lagaga Jaraayey Isla Dekeddii Uu Shalay Ka Soo Horjeedey Maal-Gelinteeda Iyo Horumarkeedaba.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com