qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warbaahinta Dalka Imaraadka Oo Si Weyn U Qaadaa-Dhigaysa Dekedda Magaalada Berbera Iyo Mashaariicda Ay Shirkadda Dp World Ka Higelisey.
June 25, 2021 - Written by qoriadmin

Dubai-(QorilugudNews24)-Warbaahinta Dalkaasi Imaraadka Carabta (AUE) Ayaa Si Weyn U Qaadaa-Dhigaysa Dekedda Magaalada Berbera Iyo Mashaariicda Kala Duwan Ee Ay Shirkadda Dp World Ka Higelisey, Iyada Oo Ku Dhawaaqaysa Magaca Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News