qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Qaar Ka Mid Ah Carqaladihii Iyo Duufaanadii Ay Dawladdii Madaxweyne Siilaanyo Kala Kulantay Mashruucii Ballaadhinta Dekedda Magaalada Berbera.
June 25, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Daaha Ka Rogeysa Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Martay Ballaadhinta Dekedda Magaaladaasi Berbera Ee Ay Dawladdii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ugu Soo Dhabar-Adagtay, Xilli Ay La Kulmaysey Duufaano Iyo Carqalado, Kuwas Oo Kaga Imanaayey In Badan Oo Ka Mid Ah Dadka Wax Magaratada Ah Ee Uu Garaadkoodu Hooseeyo Iyo Qaar Ka Mid Ah Kuwii Mucaaridka Sheeganaayey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News