qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Oo Maanta Soo Bandhigay Lacag Dhan $20,000 Kun Oo Dollor Ah, Taas Oo La Sheegay In Ay Haweenay Kaga Dhex-Tagtay Gaadhi Bajaaj Ah.
July 16, 2021 - Written by qoriadmin

Wajaale-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland, Gaar Ahaan Kuwa Ka Hawl-Gala Magaalo-Xuduudedka Tog-Wajaale Ayaa Maanta Soo Bandhigay Lacag Dhan $20,000 Kun Oo Dollor Ah, Taas Oo La Sheegay In Ay Haweenay Kaga Dhex-Tagtay Gaadhi Bajaaj Ah Oo Ay Soo Raacday.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News