qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dhallinyaro Dhaanto Cajiib Ah Ku Soo Bandhigay Munaasibaddii Caawa Lagu Daah-Furaayey Buugga Hawaale Waran Ee Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi.
July 16, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dhallinyarada Hidaha Iyo Fanka Ee Reer Somaliland Ayaa Dhaanto Cajiib Ah Ku Soo Bandhigay Munaasibaddii Caawa Lagu Daah-Furaayey Buugga Hawaale Waran Ee Laga Qoray Sooyaalkii Taariikheed Ee Abwaanka Weyn Ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News