qorilugudnews24.com
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Oo Bilaa Wasiir Ah Muddo Dhowr Bilood Ah, Xilli Ay Mandaqadda Ka Socdaan Isbedello Kala Duwan.
July 16, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Somaliland Ayaa Bilaa Wasiir Ahayd Muddo Ka Badan Afar Bilood, Xilli Ay Mandaqadda Geeska Afrika Ka Socdaan Isbedello Badan Oo Kala Duwan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News