qorilugudnews24.com
Xildhibaan Fu’aad Axmed Diriiye Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Xajiimeysnaa Oo Hore Uga Soo Yeedhay Xildhibaan Maxamed Abiib, Sidoo Kalena Digniin U Diray Ciyaalka Maskaxda Laga Xaday Ee Calanka Somalia La Ordaya.
July 16, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Fu’aad Axmed Diriiye Oo Ka Mid Ah Xilidhaanada Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Xajiimeysnaa Oo Hore Uga Soo Yeedhay Xildhibaan Maxamed Abiib, Sidoo Kalena Digniin U Culus Diray Ciyaalka Maskaxda Laga Xaday Ee Calanka Buluugga Ah Ee Somalia La Ordaya Iyo Kuwa Dabada Ka Soo Riixaya Ee Daaha Dabadiisa Ku Jira.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News