qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Oo Maanta Gacanta Ku Soo Dhigay Maan-Dooriyihii Ugu Tirada Badnaa, Kaas Oo Lagu Sidey Gaadhi Landcruiser Ah.
July 17, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Ayaa Maanta Gacanta Ku Soo Dhigay Maan-Dooriyihii Ugu Tirada Badnaa Oo Khamri Ah, Kaas Oo Lagu Soo Qabtay Gaadhi Landcruiser Ah Iyo Hal Eedeysane.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News