qorilugudnews24.com
Jaamacadda Edmoton Ee Dalkaasi Canada Oo Qalab Computero Ah Ugu Deeqday Dugsiga H/Dhexe Iyo Sare Ee Sheikh Ibrahim Ee Magaalada Burco.
July 17, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Jaamacadda Edmonton Ee Dalkaasi Canada Ayaa Qalab Computero Ah Ugu Deeqday Dugsiga H/Dhexe Iyo Sare Ee Sheikh Ibrahim Ee Magaalada Burco, Qalabkaasi Oo Ay Dugsigaasi Soo Gaadhsiisey Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkaasi Canada.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News