qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Dab Qabsaday Mid Ka Mid Ah Xeryaha Xoolaha Ee Ka Dhoofa Dekedda Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
July 17, 2021 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Dab Xooggan Ayaa Qabsaday Mid Ka Mid Ah Xeryaha Xoolaha Lagu Xareeyo Inta Aanay Ka Dhoofin Dekedda Magaalada Berbera, Kaas Oo Aan Weli Wax Faah-Faahin Ah Laga Bixin Khasaaraha Dhabta Ah Ee Ka Dhashay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News