qorilugudnews24.com
Xisbigii Ucid Oo Cagta Saaray Waddadii Burburka Iyo Garab Ka Mid Ah Oo Maanta Heshiis La Galay Xisbiga Kulmiye, Arrintaas Oo U Muuqata In Ay Meesha Ka Saarayso Xisaabtii Ay Mucaaridku Isu Geysteen.
July 17, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbigii Ucid Ayaa U Muuqda In Uu Cagta Saaray Dhabihii Burburka Iyo Garab Ka Mid Ah Oo Maanta Heshiis La Galay Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye, Arrintaas Oo U Muuqata In Ay Meesha Ka Saarayso Xisaabtii Ay Mucaaridku Isu Geysteen.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News