Halkan Ka Daawo Suldaan Abokor Cumar Aadan Dibi Oo Shalay Lagu Caleemo-Saaray Deegaanka Degmada Balli-Dhiig Ee Dhanka Dawlad- Deegaanka Soomaalida Ethiopia.
July 18, 2021 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Suldaan Abokor Cumar Aadan Dibi Ayaa Maalintii Shalay Ahayd Lagu Caleemo-Saaray Deegaanka Degmada Balli-Dhiig Ee Dhanka Dawlad- Deegaanka Soomaalida Ethiopia, Suldaankaasi Oo Ka Mid Noqon Doona Salaadiinta Waaweyn Ee Beelaha Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com