qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ay Xayiraadii Ka Qaaday Shirkadda Diyaaradaha Ee Air-Arabia.
July 18, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maareeyaha Hay’adda Duulista Iyo Madaarada Somaliland Md. Cumar-Sayid Cabdillaahi  Aadan Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Ay Xukuumadda Somaliland Dib U Fasaxday Shirkadd Diyaaradaha Ee Air-Arabia, Taas Oo Hore Loo Xayiray.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News