Dhalinyaradii Reer Boorame Oo Fashiliyey Ciddii Maskaxda Ka Xaday Ee U Soo Dhiibtey Mashruucii Calanka Buluugga Ah Ee Somalia.
July 19, 2021 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradii Reer Boorame Oo Maanta Xabsiga Laga Siidaayey Jeelka Degmada Gebiley Ayaa Fashiliyey Ciddii Maskaxda Ka Xaday Ee U Soo Dhiibtey Mashruucii Calanka Buluugga Ah Ee Somalia.