qorilugudnews24.com
Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi Saamayn Ma Ku Leeyahay Loolanka Loogu Jiro Jagada Shir-Guddoonka Golaha Cusub Ee Wakiilada Somaliland?.
July 19, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Meel Adag Maraya Loolanka Loogu Jiro Jagada Shir-Guddoonka Golaha Cusub Ee Wakiilada Somaliland Ee Dhawaan Lagu Soo Doortay Doorashadii Isku Sidkanayd Ee Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News