War Deg Deg Ah: TPLF Oo Cagta Marisay Maleeshiyaadkii Oromada Ee Dhawaan Loo Diray Deegaanada Amxaarada Iyo Canfarta, Isla Markaana Ka Furtay Gaadiid Dagaal Iyo Saanad Culus Oo Military.
July 19, 2021 - Written by qoriadmin
Mekele-(QorilugudNews24)-Ciidamada TPLF Ee Tigrayga Ayaa Cagta Mariyey Maleeshiyaadkii Maamulka Oromada Ee Dhawaan Loo Diray Deegaanada Amxaarada Iyo Canfarta, Isla Markaana Ka Furtay Gaadiid Dagaal Iyo Saanad Culus Oo Military, Kadib Dagaal Faraha Looga Gubtey Oo Ay Labada Dhinac Isku Wajaheen.