Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaano Ka Mid Ah Xildhibaanada Cusub Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Booqday Guri Ay Degen Yihiin Qoyska Ay Ka Soo Jeedo Haweeney Dhawaan Magaalada Hargeysa Loogu Geystey Kufsi Iyo Dil, Xildhibaanadaas Oo Ay Ujeedadoodu Ahayd In Ay U Kuur-Galaan Xaaladda Dhabta Ah Ee Qoyskaasi Iyo Sidii Ay Cadaalad U Heli Lahaayeen.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com