qorilugudnews24.com
Amxaaradii Oo Bilowday Habaar-Wadareed Ku Socda Qoomiyadda Tigrayga, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.
July 21, 2021 - Written by qoriadmin

Bahir Dar-(QorilugudNews24)-Colaadda Ka Taagan Waqooyiga Dalka Ethiopia Ee Gobolka Tigrayga Ayaa Hadda Gaadhey Marxaalad Aad U Qalafsan, Taas Oo Sababtay In Ay Bulshada Amxaarada Iyo Wadaadadooda Diinta Kiristaanka Ee Mad-Habta Ortodox-ku, Ay Miciin Bidaan Habaar-Wadareed Iyo In Ay Ka Duceystan Sharta Ka Soo Socota Kooxda TPLF Ee Qoomiyadda Tigrayga, Waxayna Hadda Xaaladdu Maraysaa ”Alamtara Soo Dhaaftee Weylun Ku Akhri”.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News