Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Oo Maanta Booqday Hudheelada Iyo Goobaha Kale Ee La Isugu Yimaado Maalmaha Iida.
July 21, 2021 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Ayaa Maanta Booqday Hudheelada Kala Duwan Ee Magaalada Hargeysa Iyo Goobaha Kale Ee La Isugu Yimaado, Gaar Ahaan Maalmaha Iida.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com