Hargeysa-(QorilugudNews24)-Siyaasi Ruush Ah Ayaa Sheegay In Madaxweynahooda Vladimir Putin Uu Habeenkii Isku Dayga Afgembigii Dhicisoobey Ee Turkiga Uga Digey Dhigiisa Recep Tayyip Erdoğan In Uu Ka Baxo Hotel-kii Uu Degenaa Ee Gobolka Marmaris, (Xogta Dahsoon).