Halkan Ka Baro Xayawaanka Aanay Diinteenu Ogolayn In La Dilo Ama Hilibkooda La Cuno.
July 24, 2021 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Diinteena Xaniifka Ah Ayaa Mabnuucday In La Dilo Ama Hilibkooda La Cuno, Xayawaanka Ay Ka Midka Yihiin, Shimbirka Hud-Hud-ka Ama Guu-Guulaha, Qudhaanjada, Shinida, Raha Iyo Shimbirka Loo Yaqaano Surad.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com