qorilugudnews24.com
Olole Nadaafadeed Oo Laga Fuliyey Degmada Caynaba Ee Xarunta Gobolkaasi Saraar.
July 26, 2021 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolkaasi Saraar Ayaa Laga Fuliyey Olole Ballaadhan Oo Nadaafadeed, Kaas Oo Ay Ka Qayb-Qaadanayeen Shaqaalaha Iyo Maamulka Dawladda Hoose Ee Degmada Caynaba Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Ururada Bulshada Ee Degamadaasi Caynaba Ku Dhaqan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News