qorilugudnews24.com
Waa Nalaga Sifeeyey Saamigii Aanu Ku Lahayn Xukuumadda Somaliland, Shir Ayaanu Qabsanaynaa” Sidaas Waxa Yidhi Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Beesha Arab Oo Afka Furtay.
July 26, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shir Ay Maanta Isugu Yimaadeen Madax-Dhaqameedka, Siyaasiyiinta Iyo Hal-Doorka Beesha Arab, Ayaa Lagu Iclaamiyey Shir Ay Beeshu Dhawaan Qabsan Doonto, Kaas Oo Ay Beeshu Aayaheeda Kaga Tashan Doonto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News