qorilugudnews24.com
La Yaabka Dunida: Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Ay Xilkii Ka Qaaday Caaqil Ka Tirsan Cuqaasha Gobolkaasi Togdheer!.
July 27, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Ayaa Maanta Sheegtay In Ay Xilkii Ka Qaaday Caaqil Nuur Xaaji Cabdillaahi Heetiye, Kaas Oo Ka Mid Ah Cuqaasha Waaweyn Ee Gobolkaasi Togdheer.

Caaqilka Ayaa Ka Mid Ahaa Wufuud Dhawaan Ka Qayb-Galashay Munaasibad Lagu Caleemo-Saarayey Suldaan Abokor Cumar Aadan Dibi Oo Uu Caleemo-Saarkiisu Ka Dhacay Degmada Balli-Dhiig Ee Hawdka Sare Ee Gobolaasi Togdheer, Kaas Oo La Sheegay In Aanay Xukuumaddu Ogolayn Caleemo-Saarkiisa, Kana Soo Horjeedo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News