qorilugudnews24.com
Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Oo Sheegay In Uu Xidhan Yahay Jidka Iski Xidha Magaalooyinka Addis Ababa Iyo DJabouti Iyo Sababta.
July 28, 2021 - Written by qoriadmin

JigJiga-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Dawlad-Deegaanka Soomaalida Md. Mustafe Muxumed Cumar Ayaa Markii Ugu Horeysey Daboolka Ka Qaaday In Uu Xidhan Yahay Jidka Tareenka Ee Iski Xidha Magaalooyinka Addis Ababa Iyo DJabouti, Isla Markaana, Kaas Oo Ah Jid Halbowle Ah, Isla Markaana Ay Maraan Inta Badan Badeecaddaha Kala Duwan Ee U Socda Dalkaasi Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News