qorilugudnews24.com
Nabadoon Xaad, Ikraan Tahliil Faarax Waxa Aanu Ka Rabnaa Fahad Iyo Farmaajo!!.
July 28, 2021 - Written by qoriadmin

XOGTA Cusub Ikraan Tahliil Faarax oo La Waayey Muqdisho Maxa ka Jira In loo  Diley Sida Jamal Khasho - YouTube

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Nabadoon Maxamed Xasan Xaad Oo Maanta La Hadlay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Sheegay In Ay Fahad Iyo Farmaajo Ka Rabaan ”Ikraan Tahliil Faarax‘, Gabadhaas Oo Hore Uga Tirsanayd Hay’adda Nabad-Sugidda Somalia Ee NISA, Balse Mar Qudha La Waayey Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigtay, Arrintaas Oo Lagu Eedeeyey In Ay Ku Lug Leeyihiin Fahad Iyo Farmaajo

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News