qorilugudnews24.com
Ruushka Oo Soo Daadiyey Gantaallo Ay Israel U Soo Ridey Dhanka Suuriya, (Xogta Dahsoon).
July 28, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Saanadda Military Ee Ruushka U Taalla Dhulkaasi Suuriya Ayaa Soo Daadisay, Dhulkana Soo Dhigtay Gantaallo Ay Israel U Soo Ridey Dhanka Suuriya Iyo Ruushka Oo Sheegay In Uu Ka Dhammaaday Dul-Qaadkii, (Xogta Dahsoon).

By:Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News