qorilugudnews24.com
Wuu Jiraa Mashiinka Cusbitaalka Ceerigaabo Laga Xaday Dad Badan Ayaana U Xidh-Xidhan, ”Isuduwaha Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Dr. Xasan Koore”.
July 28, 2021 - Written by qoriadmin

Mashiinka Cisbitaalka Ceerigaabo laga Xaday Dad Baa U Xidhan .." Isuduwaha Caafimaadka Sanaag • Oodweynenews.com Oodweyne News

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Dr. Xasan Axmed Saalax Koore Ayaa Xaqiijiyey In Ay Jirto In Cusbitaalka Magaalada Ceerigaabo Laga Xaday Mishiinkii Dhiigga Lagu Baadhi Jirey, Isla Markaana Loo Xidh-Xidhay Dad Badan, Kuwaas Oo Arrintaasi Lagu Tuhmey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News