qorilugudnews24.com
Caaqil Nuur Xaaji Cabdillaahi Axmed (Heetiye), Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Xil Ka Qaadista Ay Dawladda Somaliland Dhawaan Sheegtay In Ay Ku Samaysay.
July 29, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Caaqil Nuur Xaaji Cabdillaahi Axmed (Heetiye), Oo Ka Mid Ah Cuqaasha Waaweyn Ee Gobolka Togdheer Oo Sheegay In Xilkiisa Caaqilnimo Ka Da’ Weyn Yahay Dawladda Somaliland, Isla Markaana Aanay Iyadu Awood U Lahayn In Ay Xilka Ka Qaado.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News