qorilugudnews24.com
Ciidanka Tigrayga Oo 60 Mile Oo Keliya U Jira Caasimaddii Labaad Ismaamulka Amxaarada Ee Gondar, (Xogta Dahsoon).
July 29, 2021 - Written by qoriadmin

 

Mekele-(QorilugudNews24)-Ciidanka Tigrayga Ayaa Hadda 60 Mile Oo Keliya U Jira Caasimaddii Labaad Ismaamulka Amxaarada Ee Gondar, Kadib Markii Ay Ciidanka Tigraygu Hore U Soo Qabsadeen Magaalooyinka Istaraatijiga Ah Ee Weldia Iyo Almata, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News