qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Maan-Dooriyihii Ugu Tirada Badnaa Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay.
July 29, 2021 - Written by qoriadmin

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Hadley Maandooriye Boolisku Soo  Qabteen - YouTube

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland Ayaa Maanta Soo Bandhigay Maan-Dooriyihii Ugu Tirada Badnaa Ee Ay Soo Qabtaan, Maan-Dooriyahaas Oo U Badnaa Maan-Dooriyaha Loo Yaqaano Xashiishadda Ayaa Waxa Ka Hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Iyo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News