qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Ololaha Nadaafaddeed Ee Magaalada Hargeysa.
July 29, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Ayaa Maanta Qayb Libaax Ka Qaatay Ololaha Nadaafaddeed Ee Ka Socda Magaalada Hargeysa, Arrintaas Oo Ay Dad Badani Soo Dhaweeyeen.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News