qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Barnaamijka Maxaad U Soo Joogtey Iyo Siyaasi Cumar Dubbe Cali Yare.
July 29, 2021 - Written by qoriadmin

Siyaasi Cumar Dube Cali yare Ayaa Shaaciyay In Uu U Tartamaayo Doorashada Golaha wakiilada - YouTube

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamijka Maxaad U Soo Joogtey, Kaas Oo Caawa Lagu Warasanayo Gar-Yaqaan, Siyaasi Cumar Dubbe Cali Yare, Kaas Oo Ka Soo Jeeda Qoys Caan Ka Ah Geyiga Ay Soomaalidu Degto, Isla Markaana Ka Mid Ah Aabeyaashii Halganka Iyo Xoriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News